Doorashada Gudoomiyaha Barlamanka Puntland oo la mudeeyey

6 Nov 2015 (Puntlandes) Xildhibanaada Baarlaanka Puntland ayaa Waxay  go’aamiyeen in ay dhacdo Doorashada Gudoomiyaha Barlamanka Puntland maalinta Isniinta oo ay bihan November  tahay 9, 2015.

Musharaxiinta ilaa iminka isu soo taagtey qabashada xilkaan ayaa waxaa ugu cad cad Axamad Cali Xaashi, iyadoo loo badinayo inuu kusoo baxayo isagu.

Masharax Axmed ayaa ka mida xildhibaanada Barlamanka Puntland ugu jira gobolka Sanaag.

About The Author