Dhagayso: Puntland oo ka hadashay dufaanta MEGH

7 Nov 2015 (Puntlandes). Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Cabdullaahi Xaashi Qoobdeero oo warbaahinta kula hadlay Garowe, ayaa sheegay in Puntland Xeebaheeda kusoo wajahan tahay Duufaan lagu magacaabo MEGH, wuxuuna intaas ku in xukuumadda Puntland wado dadaalo looga hortagayo dhib ka dhasha duufaantaasi

140b

Duufaanta ayaa la saadaaliyay inay ka dhacayso qaybo ka mid ah xeebaha Puntland ay ku soo wajahantahay 8da bishan

Cabsida duufaantan, ayaa imaanaysa xilli lagu hawlanaa sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dad waxyeelo ka soo gaartay duufaanta Chapala, oo todobaadkii hore ku dhufatay qaybo ka mid ah Puntland.

Dhagayso Wasiir kuxigeenka

Puntlandes.com

About The Author