Dhageyso: Xildhibaan Axmed Cali Xaashi oo ku dhowaaqay inuu Musharax u yahay xilka gudoomiyaha barlamaanka Puntland

7 Nov 2015 (Puntlandes) Xildhibaan Axmed Cali Xaashi oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa maanta ku dhowaaqay inuu Musharax u yahay Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

139cc

Xildhibaan Axmed ayaa Musharaxnimadiisa kaga dhawaaqay maanta shir jiraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garowe. Murashaxa ayaa sheegay inuu horey usoo qabtay xilkaan islamarkaana uu aqoon durugsan iyo waayo aragnimo fiican u leeyahay shaqada Guddoonka Gollaha wakiilada Puntland.

Dhageyso shirkiisa jiraaid


Puntlandes.com

About The Author