War Dag’dag ah Wareegi Kowaad oo soo dhamaadey iyo Codadkii oo la tirinayo.

(PE) Waxaa hada soo dhamaatey Wareegi koowaad ee Doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland,waxaana gudiga Doorashadda ay tirinayaan codadka wareega Kowaad ee Doorashadda gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Inta baddan codadka ilaa hadda la tiriyey ee wareega koowaad ayaa waxaa si aad ah ugu loo’lamaya labadda Musharax ee kala ah Xildhibaan Axmed Cali Xaashi iyo Xildhibaan C/xakiin Dhoobo Daarood,waxaana la sugayaa inta lagu dhawaaqayo Natiijadda wareega koowaad balse waxaa la filayaa in wareega labaad ay u gudbaan labada musharax ee aan horey u soo sheegney.

Wixii warar ah oo ku saabsan Doorashadda gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland kala soco PUNTLANDEDS.COM

About The Author