Daawo Muuqaal ku saabsan Dhibaadda Maraakiibta Shisheeye ay ku hayaan Badaha Puntland.

Barnaamijkan waa Barnaamij ku saabsan Dhibaatadda Baahsan ee Maraakiibta Jariifku ay ku hayaan Xeebaha Soomaaliya gaar’ahaan xeebaha Puntland,Barnaamijkan waxaa Diyaariyey Wariye C/qani C/laahi Irbad waxaana uu barnaamijkan diyaariyey dhawaan markii ay Wariyaal baddan oo Saxafadda Puntland ka socda ay booqdeen dagmooyinka Fog ee xeebaha Puntland gaar’ahaan dhulka fog ee gobolka Bari iyo qaarkamid ah xeebaha Goboladda Nugaal iyo Mudug.

https://youtu.be/t_O_GtJSD-0

About The Author