Xaalad deg deg oo lagu soo rogay dalka Faransiiska, dhimashada ilaa iminka 149

13 nov 2015 (Puntlandes) Madaxwenaha dalka Faransiiska Hollande ayaa goor dhaw la hadlay dadkiisa, wuxuuna ku dhawaaqay inuu dalka kusoo rogay Xaalad deg dega, taasoo ay ka mid tahay in la xiray dhamaan xudduudaha dalkaasi iyadoo aan laga bixi karin lana geli karin.

Madaxweyne Hollande ayaa dadkiisa ka codsaday Midnimo, isku duubni iyo inay muujiyaan degenaansho.

Weerarka ayaan wali la soo afjarmin ilaa iminka waxaana la dilay dad gaarsya 149 qof, iyadoo dhaawacuna uu intaas ka badan yahay  maadaama ismiidaamin lala beegtay Garoon ay ciyaar xiise leh ka socotaDhi

Dhanka kalena waxaa la joojiyey gebi ahaanba isusocodkii Gaadiidka, wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba.

 

Wixii kusoo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandes.

 

 

About The Author