Daawo Video: Horumarka uu dalka yar ee Jabuuti ku talaabsatay, Soomaaliyana eeg!!

15 Nov 2015 (Puntlandes) Jabuuti  oo ah dal aad u yar uuna madaxweyne ka yahay Ismaciil Cumar Geelle ayaa waxa uu ku talaabsaday sanadihii u dambeeyey Horumar lixaad leh oo dhan walba ah.

Dhanka kale dalka Soomaaliya oo ah dal wayn ay ku nool yihiin dad fara badan oo isku Diin iyo Dhaqan ah wadaagana wax walba waxay BURBURIYEEN dalkoodii waxayna iska soo horjeedaan muddo 25 sano iyagoo diidan inay dhistaan oo soo ceshtaan dawladnimadoodii iyo midnimadoodii.

15

Hadaanu nahay bahda Warbaahinta Puntlandes waanu ugu Hambalyaynaynaa reer Jabuuti Guusha iyo Horumarka ay gaareen, waxaana ummadda Soomaaliyeedna u rajaynaynaa inay dantooda gartaan kana kacaan inay dalkooda daawadayaal ka noqdaan iyaga ayaa wax bedeli kara soona ceshan kara dawladnimadoodii iyo haybadoodii.

Puntlandes.com

About The Author