Daawo Video-Sawiro: Bandar Bayla oo laga Dhisay Biyo Xireen ay dadka Degaanku isticmaali doonaan

15 Nov 2015 (Puntlandes)  Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdiqaadir Siciid Caarshe, Agaasimaha guud ee wasaaradda Deegaanka Dalxiiska iyo Duurjoogta Puntland Cabadirisaaq Boqcad, Wakiil ka socday UNDP Cawil Daahir, mas’uuliyiin iyo waxgarad ayaa booqday Biyo Xireen dhismihiisa lagu soo gaba gabeeyey Degaanka Dhuudo oo ka tirsan Degmada Bander Bayla.

Gudoomiyaha Gobolka ayaa soo dhoweeyey Biyo-Xireenkan bulshadda deegaankana ugu baaqay inay ilaaashadan, uuna noqdo mid bulshada u dhexeeya oo ay wadaagto.

Oday ka mida Odoyaasha Degaanka laguna magacaabo Saciid ayaa soo dhaweeyey Biyo Xireenkan looga hirgeliyey Degaankooda.

153bb

153bc

153bca

153bcc
Puntlandes.com

About The Author