TACSI: Qoyska Reer Cabdullaahi Salaad Dhiidhaco oo ka tacsiyeeyay geerida wariye Axmad Xasan Cawke

Inaa lilaahi waa inaa ilaahay raajucuun geeridu waa xaq

154a

Allaha u naxariistee waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh ka diraya ehelka iyo qaraabadda Marxuun wariye Axmad Xasan Cuuke oo ku geeriyooday Magaaladda Jigjiga

Waxaa sigaara looga tacsiyeeynayaa xaaskii uu ka geeriyooday Marxuum Axmad Xasan Cuuke, Sacdiyo Cabdulahi Salaad Dhiidhaco waxaana tacsida dirayaa dhammaan qoyska Reer Cabdulahi Salaad dhiidhaco
Cabdulahi Salaad dhiidhaco
Dhammaan Reer Muuse Nuux Maxamuud
Cabdinuur Faarax maxamuud
Faadumo Abdullahi Salaad dhiidhaco iyo carruurteeda
Yaasmiin Salaad Cali Cuke iyo caruurteeda
Dhammaan qoyska Reer Faarax Maxamuud
Waxay leeyihiin illaahay samair iyo imaan hanaga siiyo
Marxuunka asagana qabrigiisa allaha uwaasiciyo amiin amiin

About The Author