Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Oo Garoowe Kusoo Wajahan maanta

18 Nov 2015 (Puntlandes) Ergayga xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amb Nicholas Kay ayaa maanta lagu wadaa inay soo gaaraan Caasimadda Puntland ee Garoowe.

156

Waftiga uu hogaaminayo Amb Nicholas Kay ayaa lafilayaa inay kulamo laqaatay madaxda ugu saraysa dowladda Puntland oo uu hogaaminayo madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyagoo ka wada hadli doonaan arrimaha Soomaaliya.

 

Amb Kay ayaa waqtiga uu ahaanayo Ergayga xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya kaga eg yahay Desember 2015.

Puntlandes.com

About The Author