Dhagayso: Wararkii ugu dambeeyey ee Shirkii Caawa kusoo gabagaboobay Xamar

16 Dec 2015 (Puntlandes) Waxaa Makhribnimadii maanta kusoo gabagaboobay Magaalada Muqdisho S hirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Madaxda Soomaalida uga soconayay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho, loogana hadlayey habka Doorashada 2016.

174b2

Dhagayso Warbixin ay BBC ka diyaarisay Shirka

Dhagayso Cabdulahi maxamed Shirwac oo Bulshada Rayidka Xamar ka tirsan


Puntlandes.com

About The Author