Waqti Xusuus Mudan: Daawo Muuqaal Madaxweyne Xasan Sheekh oo fadeexad ka qabsatay guriga Reysal wasaaraha Ingiriiska

Waqti Xusuus Mudan: Daawo Muuqaal Madaxweyne Xasan Sheekh oo fadeexad ka qabsatay guriga Reysal wasaaraha Ingiriiska

177a4

Sawirka kore: Madaxweyne Xasan oo meeshuu ka yeerin lahaa Gambaleelk aiska taagan, isagoo iskula hadlaya “war maxay kaaga furi la’yihiin…”

177a6

Sawirka Kore: Madaxweyne Xasan oo markuu hareer maray baratakoolkii oo ay ahayd inay sawir ka qaataan Saxaafadu lasoo qabtay oo dib loo soo celinayo

177a5

Sawirka Kore: Madaxweyne Xasan oo lasoo qabtay oo dib loo soo celinayey si ay saxaafadiu sawir uga qaadato

177a7

Sawirka Kore Maraykanka: Madaxweyne Xasan oo dhahaya “Xanjaa ku dhegan Roogaa…..”

About The Author