Tacsi: Marxuumad Xaliimo Xuseen Caato.

Tacsi tiiraanyo leh Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

154a

Waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 21-12-2015 ku geeriyootay magaalada Stockholm ee dalka Sweden, Allaha u naxariistee Xaliimo Xuseen Caato.

Waxaan,Anigoo ah Dr. Maxamed Cabdi Ismaciil “Baydhabo”, Wakiilka dowlada Puntland Skandinavia, tacsi u dirayaa reer Xuseen Caato iyo reer Camalow.

Waxaan Eebbe uga baryayaa inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka tagtayna, uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin Yaa Rabbi.

About The Author