Dhegeyso: Suldaan Cabdisalaan Jaamac oo ka digay in la qaato habka 4.5 doorashada 2016-ka

25 Dec 2015 (Puntlandes) Suldaan Cabdisalaan Jaamac Faarax oo kamid ah Isimada Puntland ayaa ka digay in dib loogu laabto habka qabiilka ee 4.5 doorashada sanadka 2016-ka ka dhacaysa Soomaaliya.

180b2

Suldaanka ayaa sheegay in nidaamka 4.5 uusan Ummada Soomaaliyeed u hor seedayn wax aan dhibaato ahayn loona baahanyahay in looga gudbo habka deegaanka waxaana uu madaxda Puntland u soo jeediyey in hadii deegaan wax lagu dooran waayo ay Puntland mustaqbalkeeda ka tashato.

Dhagayso Suldaanka.


Puntlandes.com

About The Author