Akhriso-Sawiro: Warbaahinta Puntlandes oo heshay Digreetadii madaxweyne Gaas ku magacaabay Gudoomiyaha G. Mudug

30 Dec 2015 (Puntandes) Warbaahinta Puntlandes oo waxay heshay Digreetadii madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ku magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif (Xasan Abgaaloow), taasoo kasoo baxday Xafiiska madaxweyne Gaas kuna taariilhaysnayd 23kii Dec 2015.

6

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif (Xasan Abgaaloow) ayaa xilka la wareegay 27kii Dec 2015 isagoo durba guda galay gudashada waajibaadkiisa shaqo.
9

8

1

2
Puntlandes.com

About The Author