Video-Sawiro: Madaxweynaha Jubaland oo xariga ka jaray Aqalka martida iyo Hoolkii shirka madasha lagu qaban lahaa

05 Jan 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha  Jubalanad Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta xariga kajaxary xaruntii shirka Kismaanyo lagu qaban lahaa 10 ka bishaan aan ku guda jirno iyo waliba gurigii martida oo ad loo qurxiyey kuna yaala xeebta qarkeeda. Waxaa kale oo isla maantae xariga laga jaray hoteel cusub oo so casri loo dhisay.

IMG_7933IMG_7937IMG_7939IMG_7952IMG_7953IMG_7954IMG_7994IMG_8004IMG_8009IMG_8015IMG_8016IMG_8031IMG_8036IMG_8037IMG_8039IMG_8050IMG_8067IMG_8087IMG_8093IMG_8122IMG_8123IMG_8128IMG_8129IMG_8131IMG_8136IMG_8139IMG_8145IMG_8146IMG_8153IMG_8154IMG_8170IMG_8172IMG_8173IMG_8175IMG_8183IMG_8208IMG_8214IMG_8228IMG_8237IMG_8243IMG_8244IMG_8246IMG_8250IMG_8254

About The Author