Sawiro: Madaxweynaha Jubbaland oo lagu soo dhoweeyay Cadaado

06 Jan 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Cadaado oo uu booqasho ku tagay.

Axmed Madoobe iyo wafdiga uu hogaaminayay ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Cadaado ku soo dhoweeyay maamulka Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug, Xildhibaano iyo qeybaha kala duwan oo bulshada oo sitay Calanka Jubbaland ayaa si weyn u soo dhoweeyay wafdiga.

Wafdiga Madaxweynaha Jubbaland ayaa loo gelbiyay xarunta Madaxtooyada Cadaado, halkaasoo la filayo inay si wada jir ah warbaahinta ugala hadlaa.

 

jubaland-- (1)jubaland-- (2)jubaland-- (3)jubaland-- (4)jubaland-- (5)jubaland-- (6)jubaland-- (7)

About The Author