Sawiro: Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka oo Muqdisho laga hirgelinayo

06 Jan 2016 (Puntlandes) Isbitaalweyn oo lagu qaabili doono Hooyada iyo Dhalaanka ayaa dhowaan ka shaqo bilaababaya magaalada Muqdisho, iyadoo Isbitaalkan uu dhismihiisa gabo gabo ku dhow yahay.

Hey’ad laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Yerdimeli ayaa wada dhismaha Isbitaalkan oo ku yaalla degmada Xamar Jajab, gaar ahaan meel ku dhow Xeebta, iyadoo halka laga dhisayo ay afar sano ka hor aheyd goob qashin qub ah.

isbisbiisbitisbitaisbital

About The Author