Daawo Video-sawiro: Madaxweynihii hore ee Puntland oo lagu soo Dhoweyey saaka Degmada Qardho

06 Jan 2016 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa saaka lagu soo dhoweeyey Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.

Madaxweyne Faroole ayaa isla saakaba usii gudbay magaalada Bosaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, taasoo lagu wado 8da bishan inay ka dhacdo Xaflad ballaaran oo lagu furayo Garoonka cusub ee Diyaaradaha magaaladaas.


184d6

184d7

184d8
184d8

184d9
Puntlandes.com

About The Author