Sawiro: RW hore Cali Maxamed Geedi oo lagu soo Bosaso

06 Jan 2016 (Puntlandes) Raysal Wasaarihii hore DKMG ahayd ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso.

Wafdigan uu Hoggaaminayey RW Cali Maxamed Geedi waxaa kamid ahaa siyaasi Salaad Cali Jeelle oo soo noqday Wasiirkii Gaashaandhiga Xukuumadii Allaha ha u naxariistee Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

Wafdiga Geedi ayaa kantaroolka ,waxaa kusoo dhaweeyey Shacabka ku dhaqan Bosaso,qaar kamid ah gollaha Xukuumada iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland. Sidoo kale soo dhaweynta ayaa waxaa ka qeybqaatay maamulka gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso.

184d9

IMG_2238IMG_2240IMG_2244IMG_2255-1IMG_2256-1IMG_2257-1IMG_2258IMG_2260IMG_2261IMG_2262IMG_2264

Puntlandes.com

About The Author