Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyey magaalada Bosaso

07 Jan 2016 (Puntlandes) Waxaa Goor dhaway soo gaaray magaalada Bosaso Wafdi ballaarsn oo uu hogaaminayo Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh, isagoo kasoo degay Garoonka cusub ee magaalada Bosaso kaasoo la filayo into berri la furo.

IMG_1645

Madaxweyne Xasan ayaa u yimid Bosaso furitaanka Garoonka cusub ee Bosaso.

Faahfaahin iyo sawiri filo dhawaan warbaahinta Puntlandes

About The Author