Dhageyso: Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo eedeeyey Madaxweyne Gaas

08 Jan 2016 (Puntlandes) Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin ayaa waraysi uu siiyey saxafaada ku sheegay in kulan dhexmarey madaxweynaha Puntland iyo Issimo ka tirsan gobolka Gardufu uu ku dhamaadey is fahanwaa.
185c7
Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo waraysi siiyey Radio Garowe  ku eedeeyey  in madaxweynaha Puntland uu qaab xun ula dhaqmey iyagoo ka shaqeynaya maslaxad guud ee shacabka Puntland.

Dhagayso Beeldaaje Ismaaciil


Puntlandes.com

About The Author