Daawo Video-Dhageyso: Xildhibaanda & Wasiirada Hawiye ee DFS oo Cambaareeyey Safarkii Jawaari ee Dhuusamareeb, kana jawaabay hadalkii Mahad Cawad

08 Jan 2016 (Puntlandes) Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan DFS ayaa Cambaareeyey safarkii ay ku tageen magaalada Dhuusamareeb wafdi ballaaram oo ahaa Xildhibaano oo uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Baarlaanka DFS Jawaari uuna ka mid ahaa Gudoomiye kuxigeenka Baarlaanka DFS Mahad Cawab.

Xildhibaanad Jawaahir oo waraysi siisay idaacad gudaha ah ayaa si aad ah u eedaysay Gudoomiye kuxigeenka Baarlaanka DFS Mahad Cawab, iyadoo ku sheegtay inuu kasoo jeedo Puntland Degmo ah oo Tawfiiq la dhaho kuna eedaysay inuu maamulka Galmudug burburinayo.

jawaari

Dhagayso waraysiga Xildhibaanad Jawaahir


Puntlandes.com

About The Author