Daawo Video: Prof Galayr oo Salaad lagu agtukanayo ka door biday inuu Salaada Tukada wax ka sheega Puntland

10 Jan 2016 (Puntlandes) Prof Galayr oo u Khudbaynaya Taageerayaashiisa ayaa Masaajid ku dhegen waxaa ka bilaabatay Salaad, taasoo ay ahayd in isaga iyi taageerayaashiisu aadaan Salaada ama Xushmeeyaan oo sugaan inta laga baxayo Salaada ayuu wuxuu Prof Galayr ka door biday inuu Salaada Tukada wax ka sheega Puntland, CAJIIB!!!

158b1

About The Author