Tahniyad Meher: Siciid Maxamad iyo Xamdi Taabile

Waxaan halkan  Hambalyo  iyo bogaadin an la soo koobi Karin  uga  diraynaa  Mudane  Siciid Maxamad Cali Faarax  Daan, Siciid  (Daboole)  iyo  Marwadiisa  Xamdi Maxamuud Jamac  Cigaal   (Xamdi Tabile) oo mehekoodu ka dhacay, Magaaladda Kansas city  ee Gobolka Missouri  ee Dalka Maraykanka,,29 Febaraayo   2016,

 199-1

Baarakallaahu lakum waa baraaka calaykum Wajamaca baynakumaa];- bikheyr. Baanu leenahay,,

Lammanaha is  doortay  waxaa  hambalyo iyo bogaadin u diraya dhamaan  Qoyska  Reer  Maxamuud Jamac Cigaal  Reer Taabile), iyo  Qoyska Reer  Maxamad  Cali FaaraxDaan,  waxaa sidii kale  Tahniyada  diraya  asaxaabta  kala ah—–

Cabdinuur Faarax Maxamuud  iyo Marwadiisa Xafso Muuse Nuux

 

Shiikh  Axmad Cabdi risaaq  Guurxun yeer.

Prof Abdirashiid   Maxamad Cali Faarax  daan

Cawil  Maxamad Cali Faarax Daan

Eng Abdikafi  Maxamad Cali Faarax Daan

Rooda  Maxamad   Cali Faarax Daan

Farxiya  Maxamad Cali FaaraxDaan

Nawal Maxamad   Cali Faarax  Daan

 khadar Cali Faarax Daan iyo Xaaskiisa

 Siciid Maxamad Xaaji Cali Feer (Boqor Siciid

Maxamad Xayle Cali Guure.

Cabdikaadir Ismaciil Cali seed 

 Maxamad Yuusuf Xasan Nuur Shirwac (Maxamad Dhagaf)

 Shiikh  Naasir Cabdulqaadir Cadceed Geele Galow (Naasir Cadceed)

Hoodo Mahad Jaamac Haahle, (Najmo Hoodo)

Maxamuud  Cabdi Rag  Faarax Mire,

DR, Mahad Cabdule Xasan  Diini   Mahad Af weyne,

Cabdi Xakiin Cabdulle  Guuleed

Dr, Xuseen  Cabdi   Ciise

Hamse  Falako

Gamacsad),  Cali Axmad Nuur Yuusuf

Marwo Fartuun Cabdul Qaadir Cadceed iyo Seygeeda

Shiikh  Siciid  Carab Faarax Barre.

Gahayr Yuusuf Warsame (Gahayr Quule)

Shiikh Cabdulahi Maxamuud Xaange    (Cabdulahi Faadhe)

Maxamuud Cabdi risaaq  Geelle

Hodan Cabdi salaam Cadceed,

Mariya Mahad  warsame Ereg,

Cabdiqani Cali Faarax..

Maxamad  Cabdullahi  Faarax

Cabdinaasir Abshir Shirwac

Mahad  Ukun Maxamad Adaan

Maxamuud  Adan nuur Kali

Maxamuud Cabdi Shaaciye

Xasan  Qaaquf

Maxamad Muuse  Koronto.

Maxamad Bililigo  Cigaal

Roodo, Cabdulahi. Suudi

Sacdiyo Adan Nuur

Sacdiyo Aydhiin

Shugri Adaan Nuur

Hibo Adaan Nuur

Adan Ismaciil

Dhamaan Dadkaas oo kala jooga Caalamka oo dhan sida  Maraykanka ,Canada, BRazil, Holland,Sweden ,Uk, Finland, Austarelia, Sucuudi Carabiya,Cuman, Kenya, Ethiopia,,Dawlad deegaanka Soomaalida sida  Jigjiga Gallaadi Wardheer  ,Bosaso, Muqdisho, Garoowe, Gaalkacyo, iyo waddamo kaleba  waxay Hambalyo iyo boogaadin u dirayaan Xidiga iyo xidigta, farta iyo faraantiga,usha iyo Diirkeeda ,Boqorka iyo Boqorada, Mudane  Siciid

waxay leeyihiin isku waara ubad kheyr Qabana kala hela Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano Noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado, Guurkiina guur kheyr gurigiina guri negi guulow kayel (Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax) Carruur aan caasi ahayn allaha idinku deeqo…

Waxaan  ku soo koobaynaa   Dardarankii Abwaanad Xafso Muuse  Nuux

Haddaan Siciid Arooskaaga laga abyamin haddaan Africa iyo Imaaraad lagaaga iman  Ubax laguu saarin fardihii Abra Abraari jiray ilma adeer maahine oraahdaydu waa bilaash

Gabar dhalaalaysa midabkeedu dheemman yahay timuhu ay Dhab dhabarka jooggaan dhexduna yartahay  Barwaaqiyo lagu xanaaneeyay bad qabow Siciid calaf baa ku siiyee cidlada ka dhowr

Hamdi cankay tahaan kuu  cadaynayaa casaan weeye midabkeedu waa cajiib cishihii ma wareegin waaber lama celcelin  tintana ma casaysanoo baarar kama cashayne waxay cirif yada ku haysaa Rag laga cabsado

Lammaane  is doortoo

Sharafleh  baatihiin

Noolaada  waqti dheer

Wadaaga  nolosha dheer ee  adduunka

About The Author