Dhagayso:Raysul wasaaraha DFS oo Qaba In Puntland Ay Soomaaliya Dib ugu soo celiso Dagaaladii Sokeeye

31 Jan 2016 (Puntlandes) Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo ka hadlay kala aragti duwanaanta go’aankii Muqdisho lagu gaaray iyo qaadacaddii Puntland, ayaa rabitaanka  Puntland ah ee ah in aqalada baarlamaanka lagu soo xulo habka wax ku qaybsiga degmooyinku uu yahay mid khatar hor leh iyo dagaallo sokeeye dalka Soomaaliya galin kara, sidoo kalena caawin kara Ururada Argagixisada ah ee dalka ku sugan.

189-5


Puntlandes.com

About The Author