Somaliland oo ka hadashay Go’aankii Gaafow uu ku joojiyey duulimaadyadii Hargsaysa

2 Feb 2016 (Puntlandes) Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay go’aanka DFS ay ku sheegtay inay ku joojin doonto duulimaadyada u kala goosha magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho.

191-1

Wasiir ku xigeenka amniga ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo wariyaha VOA ayaa sheegay in aanu khusaynin go’aanka DFS, isagoo sheegay in Somaliland aanay waxba ka baddalaynin go’aanadii ay hore uga soo saartay isu socodka.

Dhgayso wariga VOA


Puntlandes.com

About The Author