SAWIRO: FAAH-FAAHIN KU SAABSAN DOORASHADII MAANTA KA DHACDAY DEGMADA GODOB-JIIRAAN

GODOB-JIIRAAN(Puntland Post) Shacabka degmada Godob-jiiraan ee Gobalka Nugaal ayaa soo dhaweeyay gudoomiyaha cusub iyo ku xigeenkiisa, ka dib markii saaka si wanaagsan u dhacdey doorashadii gollaha deegaanka.

Duqa cusub ee Godob Jiiraan Yuusuf Maxamed Faarah iyo ku xigeenkiisa Axmed Maxamed Cabdi ayaa ka mid ah dhalinyaradda wax soo bartay, kuwaasoo lagu ammaanay inay is-badal muuqda degmada gaarsiin karaan.

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Cabdilaahi Farawayne ayaa boggaadiyay mamulka cusub oo horay xilkan si KMG ah u hayay, waxa uu kula dardaarmay inay oofiyaan balan-qaadyadii ay doorashada ku galleen.

Mamulka Gobalka Nugaal oo kaashanaya wasaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa ku guulaystay dhamaystirka dhismaha gollayaasha deegaanka degmooyinka Eyl iyo Godob-jiiraan.
IMG-20160203-WA0000

IMG-20160203-WA0001

IMG-20160203-WA0002

IMG-20160203-WA0003

IMG-20160203-WA0004

IMG-20160203-WA0005

IMG-20160203-WA0006

IMG-20160203-WA0007

IMG-20160203-WA0008

IMG-20160203-WA0009

IMG-20160203-WA0010

IMG-20160203-WA0011

IMG-20160203-WA0012

IMG-20160203-WA0013

IMG-20160203-WA0014

IMG-20160203-WA0015

IMG-20160203-WA0016

IMG-20160203-WA0017

IMG-20160203-WA0018

IMG-20160203-WA0019

IMG-20160203-WA0020

IMG-20160203-WA0021

IMG-20160203-WA0022

IMG-20160203-WA0023

Xigasho: Puntlandpost

About The Author