Dhageyso: C/samad Gallan & Zakariye Cali xaaji oo Sheegta inay Hogaaminayaan Kacdoon ay wado Beel ka mida Beelaha Gobolka Bari dega

3 Feb 2016 (Puntlandes) Guddoomiyihii hore ee Gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan oo Xarunta Ganacsiga Puntland ee Bosaso ka abaabulay Colaad kadib markii uu QANDARAAS kasoo qaatay madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo isagu geed gaaban mid dheer ba u fuulay waxyeelidda Puntland, ayaa waxa uu sheegtaa inuu Hor kacayo wax uu ugu yeeray ”KACDOON”

204-4

Zakariye Cali Xaaji ayaa isna Banaanka dalka ugu qaabilsan Mr Gallan isku dirka iyo kala fogaynta Shacabka reer Puntland, isagoo caan ka ah barta Bulshada ee Facebook.

204-5

Guud ahaan Shacabka reer Puntland gaar ahaan kan Gobalka Bari ama Beesha Sharafta leh ee ay kasoo jeedaan laban nin waa ka wayn yihiin dad ay DAB qabadsiin karaan labadan nin oo hadalkooda aad ka QIYAASAN KARTIN aragtidooda.

Dhagayso Zakariye oo bal qiimee Akhriste


Dhagayso Gallan oo bal qiimee Akhriste


Puntlandes.com

About The Author