Dhageyso: Kaaliyaha Xoghayaha QM oo Xasan Sheekh Muqdisho Fariin ugu geeyey

3 Feb 2016 (Puntlandes) Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda Jeffrey D. Feltman ayaa maanta booqasho deg deg ah ugu tagay magaalada Muqdisho., isagoo la kulmay Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh.

204-9a

Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr Feltman ayaa Saxaafadda mar uu la hadlayey sheegay in uu waday FARIIN UU USOO DHIIBAY Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay inuu Xasan Sheekh u geeyo.

Waxa uu sidoo kale Muqdisho kula kulmay guddoomiyaha baarlamanka Maxamed Cusmaan Jawaari.

Dhagayso warbixintan ay VOA ka diyaarisay


Puntlandes.com

About The Author