Dhagayso: Wasiirka Amniga Puntland “Gudoomiyihii hore ayaa mas’uuliyada wixii dhacay dushiisa tahay”

6 Feb 2016 (Puntlanders) Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo waraysi siiyey Idaacadda VOA ayaa sheegay in uu mas’uul ka yahay Rabshadihii Bosaso ka dhacay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari Gallan.

204-4

 

Wasiir Qarjab ayaa yiri isagoo ka hadlaya cidda qaadaysa mas’uuliyadii wixii dhacay “Gudoomiyihii hore ayaa mas’uuliyada wixii dhacay dushiisa tahay” wuxuu kaloo sheegay Wasiirku inay og tahay Puntland meesha laga soo abaabulay iyo cidda ka dambaysa isagoon magacooda sheegin wasiirku laakiin warar ay heshay Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegaya in ay dawladda PUntland og tahay in Kooxda Xasan Sheekh ay soo abaabushay Mr Gallan

201-5

Dhagayso Waraysiga Wasiir Qarjab


Puntlandes.com

About The Author