Wafti uu hogaaminayo Ergayga Qaramada Midoobey oo Gaarey Magaalada Garoowe

9 Feb 2016 (Puntlandes)  Wafti uu hogaaminayo Egayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey uqaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating ayaa waxaa uu soo gaarey magaalada Garoowe ee Caasimadda dowladda Puntland.

188-3

Waftiga ayaa markii ay soo gaareen garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe waxaa kusoo dhaweeyey Wasiiro Dawladda Puntland ka tirsan iyadoo loo gudbiyey aqalka madaxtooyada Puntland oo ay kulamo hordhac ah iyo iswarsi kula leeyihiin madaxda ugu saraysa dowladda Puntland.

Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey uqaabilsan Soomaaliya oo Puntland u yimid arrimaha Soomaaliya in Puntland lagu Qanciyo inay qayb ka noqoto go’aankii Xasan Sheekh uu kaligiis gaaray, kaasoo ay diiday Puntland laakiin ay Beesha Caalamka Taaageertay.

About The Author