Dhagayso-Daawo Video: Michael Keating oo Baydhabo kula kulmay Shariif Xasan

14 Feb 2016 (Puntlandes) Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Michael Keating ayaa maanta kula kulmay madaxweynaha maamulka K/Galbeed Shariif Xasan magaalada Baydhabo isagoo kala hadlay

208-3

Shir jaraa’id oo labada mas’uul ay ku qabteen Baydhabo  ayey ku sheegeen iney ka wada hadleen arrimo ku saabsan ISBEDEL lagu sameeyo Doorashada dalka ka dhicidoonta sanadkan, iyo sidii maamulkaasi looga taageeri lahaa dhinaca horumarka.

196-14

Shariif xasan ayaa si cad u sheegay in laga wada hadli doono NOOCA Doorashada la qaadan doono ayna soo dhawaynayaan wax uu ugu yeeray “ISBEDELKA”

Dhagayso Shirkii Jaraa’id ee ay qabteen oo VOA warbixin ka diyaarisay


Puntlandes.com

About The Author