Sawiro: Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga oo Qarax lagu dilay

15 Feb 2016 (Puntlandes) Waxaa duhurnimadii maanta qarax gaarigiisa lagu soo xiray lagu dilay Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Xukuumadii KMG aheed ,Muxudiin Maxamed Xaaji Ibraahim oo sidoo kale xilal kala duwan kasoo qabtay Dowladihii dalka soo maray.

Masuulkan ayaa lagu Qarxiyey Gaarigiisa agagaarka isgooska KM-4 ee Magaalada Muqdisho, qaraxa ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay qof kale oo gaariga la saarnaa.






 

About The Author