Dhagayso: Puntland oo ka hortimid in wax laga Badalo Dastuurka Somalia (XASAASI)

16 Feb 2016 (Puntlandes) Dowladda Puntland ayaa ka hortimid in wax laga badalo Dastuurka DFS, iyadoo iminka  ay DFS u gudbisay Barlamaanka DFS si uu u Ansixiyo wax ka badal ay ku samaysay Dastuurka.

197-2b

Wasiir ku xigeenka Dastuurka Puntland Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil ayaa sheegay inaysan Dawladda Puntland wax shaqo ah ku lahayn aanna laga tashan Qodobada wax laga bedelay.
Dhagayso Wasiir ku xigeenka Dastuurka Puntland oo Rafio Daljir waraystay


Puntlandes.com

About The Author