Akhriso Beelaha ay kasoo jeedaan Gudiga Doorashooyinka Puntland ee dhawaan la magacaabay

17 Feb 2016 (Puntlandes) Gudiga Doorashooyinka Puntland ee dhawaan la magacaabay ayaa kasoo jeeda Beelaha:
Axmed Xasan Bile, Siciid Harti(Dhulbahante)
Maxamed Soofe, (Dhulbahante)
Cabdulaahi Cali Nuur (Cismaan Maxamuud)
Maxamed Abdulaahi Cilal (Cumar Maxamuud)
Axmed Maxamed Cali kismaayo, (Ciise Maxamuud)
Eng.Cabdirisaaq Xuseen Gaceyte, Axmed Harti(Dhishiishe)
Xooghayaha Guddiga Maxamed Siciid Cumar  Kashawiito, (Cali Saleebaan)
Dr.Saciid Maxamed Xirsi (Diraac) Maxamuud Harti(Warsangali)
Eng.Maxamed Axmed Saciir Jacfar, Maxamuud Harti (Warsangali)
Naciimo Abdirixmaan ( Leelkase)

About The Author