Dhagayso: Marwo Caasho Geelle oo Faah Faahisay Cida Awooda u leh wax Kabadalka Dastuurka Soomaaliya

18 Feb 2016 (Puntlandes) Marwo Caasho Gelle Diiriye oo ahayd Gudoomiyihii hore Gudiga dib u eegista dastuurka dalka ayaa waxaa ay sharaxaad ka bixisay cida awooda u leh wax ka badalka Dastuurka Soomaaliya waxaana ay sheegtay in dastuurka waxyaalo badan oo sharci ah aysan shaqayn.
207-7

Qodoboda aan shaqayn ayaa shegtay in aqalka sare  oo ahayd qaybna ka ah dastuurka arimihiisa iyo wax ka badalkiisa ayna meesha ka maqan yihiin ayna jiraan laba gudi gudiga dib uugista iyo kan kormeerka labadasna aysan si wanagsan u shaqayn.

Waxaa aya sharaxday qodobo cadaynaya cida xaga uleh wax badalka waxaana ay sheegtay in bulshada Soomaaliyeed ay yihiin cida  xaqa u leh in wax laga wiidiyo wax ka badalka dastuurka dalka  dhamaan gudiyadii howlahaas sahli lahaa ayaa shaqayn.

Caasho Gelle diiriye ayaa waxaa ay sheegtay inaysan sax ahayn sida wax looga badalo dastuurka dalka baarlamaankana laga dhigay dhamaan gudiga maamul goboleedyadana ay muhiimada koowaad leeyihin la tashiga wax kabadalka

Dhagayso Marwo Caasho Gelle


Puntlandes.com

About The Author