Daawo Video: Kulan ay Jaalliyada Puntland ee UK kusoo dhoweysay gudoomiyaha cusub ayna ku taageerat Dawlada PL diidmada 4.5

Daawo Video: Kulan ay Jaalliyada Puntland ee UK kusoo dhoweysay gudoomiyaha cusub ayna ku taageertay Dawlada PL diidmada ay diiday in Soomaaliya ku noqoto Habka Qabaliga ah ee 4.5.

212-7

Gudoomiyaha Jaalliyadda Puntland ee UK Maxamuud Cabdulaahi Jamac ayaa waxa uu akhriyey qoraalka rasmiga ah ee ay Jaalliyadu kasoo saartay inay ku taageersan tahay dawaladda iyo Shacabka reer Puntland diidmada ay diideen in Soomaaliya ay dib ugu laabato hadka FOOSHA Xun ee Qabaliga ah ee 4.5.

Puntlandes.com

About The Author