Dhagayso: Wafdi DFS ka Tirsan oo Jomo Kenyata Airport lagu Xannibay oo loona diiday inay galaan Nairobi

20 Feb 2016 (Puntlandes) Wafdi uu hogaamiyahay Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo isugu jiray xildhibaano, Wasiiro ayaa muddo saacado ah maanta lagu xayiray garoonka dayuuradaha Jommo Kenyatta ee magaalada Nairobi.
189-5
Markii dambe ayaa waxaa loo ogolaaday in Raysul wasaaraha iyo xubno Wasiira ah inay magaalada galaan, halka wafdiga intiisii kale ay ku xaniban yihiin Garoonka Diyaaradaha loona doiiday inay galaan magaalada Nairobi.

Dhagayso Warbixin ay VOA ka diyaarisay


Puntlandes.com

About The Author