Madaxweyne Museveni oo ku guulaystay Doorashadii ka dhacday dalka Uganda

20 Feb 2016 (Puntlandes) Waxaa Lasoo Gabogabeeyey Cod Tirinta Dalka Uganda Waxaana Guusha Hantay Madaxweynihii hore ee Dalka Mr_Yoweri Museveni,Waxaa uu ku Guuleystay Cod gaaraya 5,617.503 (60.%).

212-7c
Halka kaalinta 2 aad uu soo galay Musharaxa Mucaaradka ee Dr_Kizza Bisigye waxaana uu helay Cod gaaraya 3,270 290 (37.%).
Madaxweynaha Dalka Chen-Museveni ayaa dalka haya mudo 30 sano ah waxaana fooda uu la sii galaya Da’da 71.
Magaalada Kampala ayaa ah mid laga dareemayo Caasimad Amni ah.
Wixii Warar ah oo Kasoo kordha Wn idin soo gaarsiinaya Hadii alle idmo.

Xigasho:https://www.facebook.com/abdildif?pnref=story

Abdiladif  Wadani

About The Author