Daawo Video: Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe & wefdi uu hogaaminayo oo u dhoofay Istanbul ee dalka Turkiya

21 Feb 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay dalka Turkiya iyagoo ka qayb geli doona Shir madaxweynaha DFS iyo maamulada taageera ay ku yeelan doonaan magaalada Istanbul iee dalkaasi.
213-1b
Shirka ayaa waxa uu socon doonaa 23-24 bishan Febraayo 2016, iyadoo lagu waday in lagu ANSIXIYO qaabka Doorasho ee ay soomaalidu ku heshiisay taasoo aan dhicin kadib markii ay dawladda Puntland iyo Shacabkeeda iyo Soomaali badan ay iska diideen go’aanka uu xasan Sheekh Jeebka kala soo baxay si uu mar kale Kursiga Villa Somalia u hanto.

Punytlandes.com

About The Author