WAR DEG DEG AH: XABAD CULUS OO KA DHACAYSA IMINKA XAAFADDA CALANLEEY EE MAGAALADA KISMAYO

27 Feb 2016 (Puntlandes) War iminka Warbaahinta Puntlandes kasoo gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Xaafadda Calanleey ay iminka ka bilaabatay Dagaal.

214-1a

Xogta ay helayso Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegaysa in Xabada socota ay tahay mid aad u culus, iyadoo ayna noo suurta gelin inaan ogaano Cidda dagaalamaysa.

Hawlwadeena Warbaahinta Puntlandes ayaa ku hawlan Faahfaahinta warkaas ee kala soco wararkeena dambe.

About The Author