Dhagayso: Barnaamijka Martida Makarafoonka ee VOA oo lagu waraystay Madaxweynaha Puntland

27 Feb 2016 (Puntlandes) Barnaamijka Martida Makarafoonka ee VOA ayaa waxaa lagu waraystay Todobaadkan Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Dalka Maraykanka.

189-9

Madaxweyne Gaas ayaa waxaa wax laga waydiiyey Habaka Qabaliga ah ee 4.5 ee ay Dawladda Puntland iyo shacabkeedu diideen, Shirkii Turkiga kusoo idlaaday, Xaaladda ay iminka Soomaaliya ku sugan tahay iyo waxyaalo badan oo xiiso leh

Dhagayso Barnaamijka Martida Makarafoonka ee VOA oo uu maxweyne Gaas marti ku yahay Todobaadkan


Puntlandes.com

About The Author