Sawiro: Islaan Ciise Islaan Maxamed oo Xoolo ku wareejiyey Shaqaalaha Dhisaya Garoonka Diyaaradaha Garoowe

28 Feb 2016 (Puntlandes)  Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kamida isimada Puntland ayaa waxaa uu ku wareejiyey shaqaalaha dhisaya Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garowe Xoolo nool oo ay Qasgaan
Masuuliyiinta Garoonka dhismihiisa gacanta ku haysa ayaa waxaa ay sheegeen in islaan Maxamed uu bilaabay wado wanagsan oo logu dayan karo waxaana ay xuseen in ganacsatada iyo isimada looga bahan yahay inaya dhiiri galin iyo baraarujin u sameeyaan shaqaalaha dhisaya.

C/nuur oo kamida howl wadeenada shirkada ayaa waxaa uu sheegey in hada ay dhamaatay qodida garoonka dhawaana la xaaqayo 35cm la xaaqayo hadhowna hoos laga soo garaacayo kadibna markaasna sitoosa ay howsha dhismaha qaybta kale u bilaabanayso.

 

DSC00205DSC00207DSC00212DSC00218DSC00220DSC00221DSC00222DSC00227vlcsnap-2016-02-28-00h51m20s174-1vlcsnap-2016-02-28-00h51m57s39-1vlcsnap-2016-02-28-00h52m22s31-1vlcsnap-2016-02-28-00h53m28s162

About The Author