Dhagayso: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qiray inuu dalka sacuudiga gaynayo Gabdho Soomaaliyeed oo la Adoonsado

28 Feb 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa waxaa IntegrationTV ayaa Qirtay inay ka gadayaan dalka Sacuudiga gaynayo Gabdhaha Soomaaliyeed oo ku sheegay inay ku shaqaynayaan “BOOYAASANIMO” laakiin lagu Adoonsan doono dalkaasi.

214-2e

Xasan Sheekh ayaanba wax yar la gaban inuu ka gatay Gabdhaha Soomaaliyeed Dalka Sacuudiga isagoo ku doonayey inay ka shaqaysanayaan uuna dadaal badan u galay. Waa markii ugu horaysay ee ay DFS iyo Kooxda u talisa ee DAMUL JADIID ay si toos ah u qirteen gadida Gabdhaha Soomaaliyeed

 


Puntlandes.com

About The Author