Sawiro: Madaxda dalalka ciidamadu ka joogaan Somalia oo maanta shir uga furmay dalka Jabuuti

28 Feb 2016 (Puntlandes) Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa waxaa saaka ishir uga Furmay madaxda dalalka ciidamadu ka joogaan dalka Somalia. Shirkan ayaa waxaa ka qayb galaya madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, madaxweynaha DFS Xasan Sheekh, madaxweynaha dalka Jabuuti Cumar Geele oo marti loo yahay, Raysulwasaaraha dalka Itoobiya iyo wakiilo ka kala socday Uganda iyo Burundi.

214-2c

Shirkan ayaa ujeedadiisu tahay dib u qiimaynta howlgalka AMISOM iyo in lagu soo bandhigo istaraatijiyad cusub oo lagula dagaalamo Alshabaab.Hoos ka daawo sawirada oo aan kasoo xiganay madaxtooyada Kenya

 

jabuuti1

jabuuti2

jabuuti3

jabuuti4

jabuuti5

jabuuti6

jabuuti7

About The Author