Dhagayso: Axmed ”DFS & maamul Goboleedyada waa in laga qaada AMISOM ta waardiyeynaysa”

29 Feb 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in Beesha Caalamku ka cagajiidayso in ay dhisto Ciidankii Qaran Soomaaliyeed.

213-1b

Axmed Madoobe oo QUUS ka jooga Kenya & AMISOM ayaa yiri ”DFS & Maamulada la waardiyeeyo in laga qaado AMISOM ta waardiyeysa”

Dhanka kale Axmed Madoobe ayaa mar uu ka hadlayey Shirkii Turkiga sjheegay in aan waxba looga hadlin halkaas maadaama ay Puntland ka maqnayd shirka.

Dhanka kale waxaa xusid mudan in Maamulka Axmed Madoobe ee Ururka Raaskaambooniyiinta ay magaalada Kismaayo ka wadaan Xarig, Masaafurin, Cagajuglayn iyo Barakicin lagu hayo Qaar ka mida shacabka ku nool Gobolka Jubbada Hoose.

Dhagayso Axmed Madoobe


Puntlandes.com

About The Author