Dhagayso: Dowladda Puntland oo dhinta lacagta lagu galo Imtixaanada Shahaadiga ah

1 Marso 2016 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland Abshir Aw-yuusuf Ciise, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay in la dhimay lacagihii dhowaan wasaaraddu kusoo rogtey qiimaha lagu galo imtixaanka fasalada 8aad iyo 12aad oo laga cabanayey.

214-6

Wasiirka ayaa sheegay in kadib markii ay meesha ka baxday kabidii Imtixaanka ee Midowga Yurub ay qiimaha dugsiyada sare kukordheyeen 20 dollar halka dugsiga dhexena lagu kordhiyey 5 dollar, si loohelo imtixaan tayeysan.

Dhagayso Wasiirka


Puntlandes.com

About The Author