Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Abdiwali Maxamed Ali Gaas ayaa kusugan dalka Mareykanka, wuxuuna kulamo kala gedisan la qaatay Wasaaradda Arrimaha dibada ee Mareykanka & Hay’addaha Horumarinta, waxaana laga wada hadlay sidii Puntland loo hormarin lahaa.