Daawo ILA QOSOL, iyagaa diidan in Gobol walba helo sida Dastuurku qabo 3 Xubnood iyagaana iminka QAYLINAYA!!(DOOD XUN)

5 Marso 2016 (Puntlandes) Daawo Barnaamijka la magac baxay DOOD WADAAG oo iminka noqday DOOD XUN ama ILA QOSOL, iyagaa diidan in Gobol walba helo sida Dastuurku qabo 3 Xubnood iyagaana iminka QAYLINAYA!!(DOOD XUN)

Waxa uu wariye Cawil Daahir lasoo shir tahay “Dad bay waxay la tahay in loo siman yahay Muqdisho KKKK” YAAB Soomaalidaa tiraahda “ma anaa waalan mise Cadan baa laga Heesayaa”  Waa su’aale xagguu ku arkay ama ku maqlay wariye Cawil Daahir Caasimad dal oo aan loo sugnayn!!!CAJIIB.

215-1b

ILA QOSOL kulahaa “dad ku dhow 3 miljan ayaa kunool Muqdisho, kuwaas oo isigu jira dadka Gobolka kasoo jeeda, dad Masan doon ah, dhaqaale doon isugu jira Xoogsato iyo Ganacsato iyo dad barakacayaal ah oo nolol raadis ah, wali ma dhicin in dadka Gobolka Banaadir ay  Masiirkooda ka fekeraan……. ”

Waxaa kasii yaab badan in dawladda iyo shacabka Puntland lagu eedeeyo in Gobolka Banaadir ay Kooxda DAMUL JADIID ay 3 xubnood ee uu ku lahaa Aqalka Sare gaysato Degmada Cadaado oo ay gaysteen 8 kursi.

Soow ila QOSOL iyo Khiyaali sii kala fogaynaya wixii la isku oran jiray Soomaaliya maaha tani, tani waa “OOHINTII YAXAASKA

Puntlandes.com

About The Author